Uukow Media waa majalad aqoon kororsi oo loo aas-aasay wacyigelinta iyo dhiirragelinta bulshada Soomaaliyeed sii loo horumariyo Garaadkooda iyo noloshooda, waxaana wax ku qora Qoraayaal Soomaaliyeed oo aqoon duruqsan u leh arrimaha Jacaylka, naf kobcinta, iyo Urinta sheekooyin Taxanayaal ah.
Hadafka Uukow Media waa dhisida bulsho fayow oo caafimaad qabta. Bahda Uukow Media waxay aamin yihiin in Aqrisku yahay aas-aaska nolosha.
Bahda Uukow Media waxaa ka go’an inay bulshadooda usoo gudbiyaan maqaallo cilmiyaysan oo si heer sare ah loo diyaariyay waxtarna u leh oo ka haqabtiraya aqoontooda Jacaylka iyo nolosha guud.